Beesha caalamka oo go’aan culus ka soo saartay Shirkii fashilmay ee Afisiyooni (Akhriso)

WAR-SAXAAFADEED BEESHA CAALAMKA Saaxiibada Beesha Caalamka waxay ka welweleen war-saxaafadeedyadii mas’uuliyiinta qaarkood ay shalay la wadaageen bulshada kuna tilmaameen kulankii gogo-xaadhka iyo wadatashiga ahaa ee albaabadu u xidhnaayeen una dhexeeyay madaxda Dowladda Federaalka ah iyo Dowlad Goboleedyada aanu sameyn wax horumar ah. Waxaan adkeynaynaa in wadahadalladan ay udub-dhexaad u yihiin xaqiijinta hirgelinta hannaanka doorasho ee … Continue reading Beesha caalamka oo go’aan culus ka soo saartay Shirkii fashilmay ee Afisiyooni (Akhriso)